WHAT IS THE DIFFERENCE BETWEEN A BLOG AND A WEBSITE

 

WAA MAXAY FARQIGA UDHEXEEYO BLOG IYO WEBSITE

 BLOG     

 


 ...Markii uhorraysay ee blogginka labilaabay waxa ay ahayd 1994 waxayna ahayd hab dadku ay kusoo gudbiyaan fikradahooda iyo waxay ay aaminsan yihiin.

waxaana u isticmaali kartaa bloggaaga joornaalka khadka camal ama xasuus qor adigoo lawadaagaya fikrado akhristayaashaada waana halkaas halkuu magaca karaacay ee "WEBLOG".

Nuxur ahaan bloggu waa meel aad u kusoo jeedin karto maqaallo aad xiisayso ama dadku xiiseeyaan.

inata badan waxaa ugu caansan bloggyadan oo aad samaysan karto sida blog cunto, blog fashion, blog baabuur. iyo wax yaalo kaloo badan.

bloggu waxa uu kaga soo canyhay websiteka bloggu waa ka firfircoonyahay websiteka oo qoraallo cusub ayaa lasoo dhigaa si maalinle ah, asbuucle ah, si bille ah.

maanta waxa jira in kabadan 570milyan oo blog online ah. marka haddi aad rabto inaad gasho bloginka wa inaad ku dhiirata tartan adag. wayna uqalantaa.....

  WEBSITE

 


Een marka blogkasta waa nooc kamida websiteka laakiin website kasta maahan blog. 'mafahanatay; websiteku waa bogag shabakadeed laisku soo ururiyay kuwaas oo kuxiran hal domain.

Si kastaba ha ahaatee, ma yeelan doono qaar ka mid ah walxaha inta badan lagu daro blogyada, sida tixraacyada qoraaga, taariikhaha lasoo daabacay, tagska, qaybaha mawduucyada, iyo wixii la mid ah.

Qaar ka mid ah websiteyada ganacsiga ugu fiican waxay sidoo kale yeelan doonaan bogag blog ah oo ay   ka heli karaan faa'iidooyinka blogging. 

Bogaggaan blog-ka waxay yeelan doonaan cusbooneysiin joogto ah sababtoo ah blogging waxay u ogolaataa milkiilayaasha ganacsiga inay horumariyaan Mashiinka  wax Raadinta ee (SEO) .

 Intaa waxaa dheer, waxay u oggolaaneysaa inay xiriir adag la sameeyaan dhagaystayaashooda oo ay dhiirigeliyaan kalsoonida iyo daacadnimada.


 COUNT........






 

0/Post a Comment/Comments

thanks for massge

Contact Us