NAFTAYDAAY GACALO __or DEAR ME

 'Naftaydaay Gacalo'
W/Q: Cula Dayuub
W/T: Maxamed Qaamuus.

Buugaan “NAFTAYDAAY GACALO” waa buug laga soo turjumay buugga ay af Ingiriisi ku qortay Cula Dayuub ee “Dear Me”,  taas oo ah Suuriyaanad afaf dhawr ah wax ku qorta, kuna saabsan mawaadiicda la xidhiidha Hormarinta Nafta,Buuggan waxa af Soomaali inoogu soo turjumay Mohamed Qaamuus,waana buug naf-la-hadal ah oo si fudud, misana xeeldheer, u la sheekaysanaya nafta, habab toganna u dhiirrigelinaya. Waa buug u habaysan si ka duwan sidii lagu bartay buugta dhiirrigelinta ah, jiilal kale da’ ahna anfacaya. Waa buug fudad, nafta ula hadlaya una hagaya sida ugu debecsan; waa buug macaan oo aanad ku caajisaynin; aadna u kooban.

AKHRIS WACAN WAANA LADAGI KARAA 👇








                                                      DOWNLOAD BOOK

0/Post a Comment/Comments

thanks for massge

Contact Us