'Aabe Hodan ah Aabe Sabool ah'__Rich Dad Poor Dad


'Aabe Hodan ah Aabe Sabool ah'
W/Q: Rebort kiyosaki. 
W/T: Dr. Jaamac Sahal.


Buugga "AABE Hodan ah AABE Sabool ah" waa tarjumidda buugga "Rich Dad Poor Dad" oo uu qoray 1997 Robert Kiyosaki. Buuggan wuxuu ka hadlayaa  laba Aabe oo uu leeyahay qoraagu— aabihiisa dhabta ah (aabaha Saboolka ah) iyo aabaha saaxiibkiisa (aabaha hodanka ah). Waxa uu ku lafagurayaa buuggu sida ay labada Aabe u qaabeeyeen fikradiisa ku saabsan lacagta iyo maalgashiga. Wuxuu sharraxayaa in qofku uusan u baahnayn dakhli sare si uu HODAN u noqoto, laakiin u baahanyahay in lacagtiisu u shaqayso sida taajiriinta. Buugga wuxuu u olaleynayaa muhiimada ay leedahay waxbarashada dhaqaale, iyo xornimada lacageed,iyo sidoo kale dhisida qaninimada iyadoo la
maalgashanayo hantida shaqsiyadeed hadii ay noqon laheyd lacag, maskax iyo tamarta jirka.buugga wuxuu sidoo kale diirada saarayaa dhisida iyo maareynta ganacsiga, iyo muhiimada ay leedahay maareynta qulqulka lacageed ee shaqsiga ah.







0/Post a Comment/Comments

thanks for massge

Contact Us